Radio Jowhar

Radio Jowhar waa idaacad FM ah oo ugu horeeysay Magaalada Jowhar laga dhageysto Gobolka Shabellaha Dhexe waxaad na ka dhageeysan kartaa FM-ka 89.5Mhz waxaad sidoo kale kala socon kartaa Bogga Rasmiga ah ee Radiojowhar.so wixii fikir iyo macluumaad ahne waxaad ku soo diri karta E-mail-ka ah info@radiojowhar.so

Mahadsanidiin

Agaasimaha Idaacadda Jowhar