Daawo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Cali Cismaan oo ka hadlay fatahaadaha Hirshabelle

0

Wasiiru dowlaha wasaarada ganacsiga dowlad goboledka Hirshabelle Cali Cismaan Ibraahim ayaa ka hadlay fatahadaha wabiga Shabelle waxana uu sidoo kale ka hadlay booqashada madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka  Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo booqasho ku tegey magaalada Beledweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.