Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo bilaabaya duulimaadyada caalamiga ah

0

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in garoonka Diyaaradaha Boosaaso ay haatan isticmaali karaan diyaaradaha waaweyn kuwaasoo isaga kala goosha dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Wasiirka Duullista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor (Gebiley) ayaa ku dhawaaqay in Duullimaadyada Caalamiga ah kasoo degi karaan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.